Qeexid

"xero gashasho. 2. (f.mg) Xer noqosho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xero oo kali ah:
  • UNHCR ayaa dhowaan furtay xero sadexaad oo laga sameeyao koonfurta bari ee Ethiopia, waxaana ay hadda qorshaynaysaa xeryo kale oo qaxooti maadaama maalinba maalinta ka danbeysa ay siibadanayaan Qaxootiga ka gudbaya Xuduuda Soomaaliya iyo Ethiopia.
  • Sidoo kale Madafiic Hoobiye ah ayaa xalay lagu garaacay agagaarka Dekadda weyn ee Muqdisho, iyadoo ay ku habsadeen ilaa dhowr madfac xero ay degan yihiin dad tabaalaysan.