Qeexid
"Neef xeradiisa mooyaane xero kale ku hoyasho."
[-fay, -ftay]
xerodhaaf2 ay
xerodhaaf2 tay
f.g1"Neef xeradiisa mooyaane xero kale ku hoyasho."
Wadaag:
Neef xeradiisa ka taga oo habeenkii xero kale ku hoyda.
m.l
Wadaag:
Wax aan la koobi karin noqosho.
Wax qiyaastoodii dhaafid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarasho.
(f.g) Laba ama ka badan oo wax isku hayey isnabadgelin.
(f.mg) Cid waalasho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Meegaar dhagax ah ama ood ama qoryo, oo xoolo ama wax kale loo dhigo; derbi wareegsan oo illin laga galo leh; mooro; siibad.
Meel dugsiga ka weyn oo xertu wax ku barato.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Neef xoola ah dar kale u gudbid.
(f.mg) Dar buux-dhaafid.
f.g
-fay, -ftay
Wadaag:
Xoolo aan xeradooda ku soo hoyan habeenkii oo moora kale u gudbo.
m.l
Wadaag: