Qeexid
"Xoolo iwm xero gelid."
[-ooday, -ootay]
xero oday
xero otay
f.mg3"Xoolo iwm xero gelid."
Wadaag:
Meegaar dhagax ah ama ood ama qoryo, oo xoolo ama wax kale loo dhigo; derbi wareegsan oo illin laga galo leh; mooro; siibad.
Meel dugsiga ka weyn oo xertu wax ku barato.
m.dh
Wadaag:
Dad koox ah oo sheekh raacsan ama wax ka barta.
X. ah: nin u go'ay barashada diinta oo hadba meel u aada kutub raacasho.
m.dh.u
Wadaag:
Neef xeradiisa ka taga oo habeenkii xero kale ku hoyda.
m.l
Wadaag:
Xoolo aan xeradooda ku soo hoyan habeenkii oo moora kale u gudbo.
m.l
Wadaag:
Neef xeradiisa mooyaane xero kale ku hoyasho.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(muus.) Qaybta kordhisa codka shareerada oo ka samaysan xeero qori ah oo harag ari ku daboolan.
m.dh
Wadaag:
Geel meel reerka ka fog u daaq geyn. ld xerri.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Weel godan oo qori ka samaysan oo cuntada lagu rito.
m.dh
Wadaag: