Qeexid

"(-wyo, m.l) Xersi dahab ka samaysan oo silsilad la geliyo dumarku qoor ta ku xirtaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag: