Qeexid

"Wax la xayday noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeydan oo kali ah:
  • Wasiirka arrimaha dibada Jabuuti wuxuu kaloo sheegay in dagaalkan uu mudooyinkii danbe u tafaxeydaneysay Erateriya xili dalkaasi loo fadhiyay shirka dib u heshiisiinta kooxaha Soomaalida ee dhinac ka mid ah taageerto dowladda Erateriya.
  • In ay dadka ku duufto un bay u tafa-xeydan tahay.