[-ytay, -ydatay]
xeyd tay
xeyd datay
"Maro dacalkeeda hoose kor u qaadasho."
Wadaag:
Maro dacalkeeda hoose kor u qaadid.
f.g1
-day, -dday
eeg xeyd.
m.f.dh
Wax la xeyday ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wax la xayday noqosho.
f.mg1
eeg xeydan1.
eeg xeydan. ld xeydnaansho.
eeg xeydo.
Qaynuun.
Ogaal.
m.dh
Maro la guntanyahay kor u qaadasho.
f.g3
-ytay, -ydatay
/dh ld xeydnaa.
m.l