Qeexid

"Dhar iwm xiddo u yeelid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiddee oo kali ah:
  • Cabdiraxmaan C. Faarax “Barwaaqo” isagu kama mid aha dadka arrintan xogteeda martida loogu yahay waayo soobixiddeeda waxba kama uu ogayn.
  • Markaas baa waxaa u suuraggashay inuu tiriyo gabayo iyo heeso ay Soomaalidu ku jeceshahay ujeeddooyinka ay taabanayaan iyo, farsamo ahaan, muuqaallada ay garanayaan ee uu ku xiddeeyo.