Qeexid

"Wax iftiin leh oo hawada sare ku sugan oo aan dayaxa iyo qorraxda midna ahayn oo habeenkii kaliya la arko."

Qeexid Kale

Qof cayaaryahan ah oo kooxdiisa aad uga muuqda. 4. Nasiib.

Qeexid Xigta

(riw.) Ninka koowaad ee loo xusho jilidda fili mada, riwaayadaha iwm.

Wadaag: