Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh) Qofka xiddi gaha wax ka sheega ama faaliya; xiddi gasheeg."
"(-yayaal, m.l/dh) Qofka xiddi gaha wax ka sheega ama faaliya; xiddi gasheeg."
Wadaag:
xiddig cirif m.dh (c.fal.) Xiddigta laga arko kugta cirifka woqooyi, ee sidaas, lagu calaamadaysto woqooyiga runta ah ee meeshii laga arki karo ee dhulka oogadiisa, sida, kubbad-badka woqooyi.
Wadaag:
Wax iftiin leh oo habeenkii hawada sare laga arko.
(riw.) Haweeney riwaayadaha iyo filimada jisha.
Bir yar oo midab qurxoon leh iyo shangees oo ciidamada derejo ahaan loo siiyo.
m.dh
Wadaag:
Wax iftiin leh oo hawada sare ku sugan oo aan dayaxa iyo qorraxda midna ahayn oo habeenkii kaliya la arko.
(riw.) Ninka koowaad ee loo xusho jilidda fili mada, riwaayadaha iwm.
Qof cayaaryahan ah oo kooxdiisa aad uga muuqda. 4. Nasiib.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Qof xiddigaha wax ka yaqaan oo ka faaliya. ld xiddigiye.
m.l
Wadaag:
(-go, m.l) (baay.) Jidh ku dhex samaysma unugga, marka ay dhacayaan mayoosiska iyo mitoosisku, kaasi oo ka qayb qaata filiqsanaanta koromatidhyada bu'da unugga hooyada.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Dun midabyo badan oo si gaar ah loo farsameeyey oo si ayan u tifmin dacallada maryaha looga tolo oo qurux loogu tala galay.
m.dh
Wadaag:
Wax xiddo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: