Qeexid

"Xidid ahaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xididnimo oo kali ah:
  • Qado casuumad ah oo cunto noocyo badan, indhahana laga dhergay, laakiin aan is-dhawris xididnimo kala xishoodkeed aan loo dhimin suxuunta soortu ku jirtay, waxaa looga gudbay fadhi jiqilaysi qaad.
  • Waxa kaloo dhallinyaradaa ka mid ahaa Cige Muuse oo ah nin gabayada Maxamed Nuur Fadal ku xusan markii dambena ay xididnimo dhex martay.