[-leeyay, -laysay]
xifaale eeyay
xifaale aysay
"Cid si kaftan ah wax uga sheegid."
Wadaag:
Si hufan oo maad leh oo wax laysaga sheego; kaftan.
m.dh
eeg xifaalee.
m.f.dh
Wax ama cid danayn.
f.mg2
-leeyay, -laysay
ld xafiiltamid.
m.l
ld xafiiltan2.
f.mg1
-amay, -antay
Wax xalaal ka dhigid.
f.g2
ld faataa dhuglee.
-leeyay, -leysay
ld qaaliyee.
Cid gaal ka dhigid.
Aad u xiiqid.
Xaalad lagu suganyahay.
Wax indha indheyn.
eeg xifo.
Faallo wax ka bixin.