Qeexid
Si hufan oo maad leh oo wax laysaga sheego; kaftan.
Si hufan oo maad leh oo wax laysaga sheego; kaftan.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Cid si kaftan ah wax uga sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xafiiltamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld xafiiltamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xifaalee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -amay, -antay
Qeexid: ld xafiiltan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld xigaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld xafiiltamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xubnaha ragga.
Qeexid Xigta: Uurkujir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -aashay, -aalatay
Qeexid: Wax daryeelid.
Qeexid Xigta: Wax mas'uuliyaddooda qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qubuuro.
Qeexid Xigta: eeg xabaal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -aashay, -aalatay
Qeexid: Wax dhulka ku aasasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xifo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -aashay, -aalatay
Qeexid: Cid xoog ku kaxeeysasho si dan laga lahaa loogu fushado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Daryeel.
Qeexid Xigta: Cid masuuliyad deeda oo la qaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Lo'da inteeda aan weli gaarinda'dii ay rimi ama wax rimin lahayd.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Si xad-dhaaf ah cunto uga dhergid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Haweenka la qabo; oori; afo; maranti; naag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ishay, -ilatay
Qeexid: U x.: wax dan moodid; wax u iilasho, wax u eexasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]