Qeexid

"ld xafiiltamid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xifaaltan oo kali ah:
  • Shariif oo kulamaya Gudomiyaha Isbahaysiga ARS Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo ninka uu xifaaltanka siyaasadeed kala dhexeeyo Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan dhawaan Magaalada Qaahira ee dalka Masar.
  • Xifaaltankoodiina waxaynu ku waynay deeq uu gumaystuhu uu inoogu talo-galay oo ahayd dhakhaatiir, iskuulo iyo jaamacado.