Qeexid
"Xaskul."
"Xaskul."
Wadaag:
Wax iftiin leh oo hawada sare ku sugan oo aan dayaxa iyo qorraxda midna ahayn oo habeenkii kaliya la arko.
(riw.) Ninka koowaad ee loo xusho jilidda fili mada, riwaayadaha iwm.
Qof cayaaryahan ah oo kooxdiisa aad uga muuqda. 4. Nasiib.
m.l
Wadaag:
In yar oo hoore ah.
Neef dhawaan la maalay caano yar oo candhadiisa ku soo dhaca.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale u dhowaansho.
Xiriir qaraabanimo yeelasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Neef dhowaan la maalay mar kale maalid.
Hadal, maanso iwm oo horay loo sheegay tixraacid.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
(f.g) Cid meel fadhida ag fariisasho.
(f.g) Cid qaraabo ka dhigasho.
(f.mg) Ka x.: cid dhib ka furasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Wax meel ku sugan wax kale ag dhigid. ld xiji.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag: