Qeexid

"(-do, m.l) Murti."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xigmad oo kali ah:
  • Waxaanu Xaajigu ku jawaab celiyey xog xigmadaysan oo hoosta ka xarriiqaysa xeel-dheerida garashadiisa iyo fikirkiisa siyaasiga ah, waxaanu Xaajigu ugu jawaabey Ingriiska in ninka madow ay ku filan tahay inta ninka cad ku filnaan karta dhinac kasta!
  • Muuse Carab wuxu buuggiisa u bixiyey "Xornimadii Lixdankii iyo Xigmaddii Timacadde".