Qeexid
"Neef dhowaan la maalay mar kale maalid."
Qeexid Xigta
Hadal, maanso iwm oo horay loo sheegay tixraacid.
[-gtay, -gatay]
xigo2 tay
xigo2 atay
f.mg3"Neef dhowaan la maalay mar kale maalid."
Hadal, maanso iwm oo horay loo sheegay tixraacid.
Wadaag:
Wax, wax kale u dhowaansho.
Xiriir qaraabanimo yeelasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
In yar oo hoore ah.
Neef dhawaan la maalay caano yar oo candhadiisa ku soo dhaca.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Cid meel fadhida ag fariisasho.
(f.g) Cid qaraabo ka dhigasho.
(f.mg) Ka x.: cid dhib ka furasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
U x.: wax dan moodid; wax u iilasho, wax u eexasho.
f.mg3
-ishay, -ilatay
Wadaag:
Wiil yar xibintiisa taranka girgikeeda harag kadillaacsasho.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Wax meel ku sugan wax kale ag dhigid. ld xiji.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag: