Qeexid
"ld xiskimid."
"ld xiskimid."
Wadaag:
Wax meel ku sugan wax kale ag dhigid. ld xiji.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(f.g) Cid meel fadhida ag fariisasho.
(f.g) Cid qaraabo ka dhigasho.
(f.mg) Ka x.: cid dhib ka furasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Aroosidda nin ooridii ka dhima tay walaasheed arooso. ld xiskiisan.
m.l
Wadaag:
Xawaare celceliska babuurku waa (x2-x1)/(t2-t1) oo loo qori karo Dx/Dt, taas oo x ay u tagan tahay isbeddelka x ee waqtiga t.
m.dh
Wadaag: