Qeexid
"ld xiskin1."
"ld xiskin1."
Wadaag:
Xawaare celceliska babuurku waa (x2-x1)/(t2-t1) oo loo qori karo Dx/Dt, taas oo x ay u tagan tahay isbeddelka x ee waqtiga t.
m.dh
Wadaag:
Wax meel ku sugan wax kale ag dhigid. ld xiji.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Waxa xoog u wareegaya ama u ordaya, shanqarta ka yeerta.
Sayn roob ah oo xoog iyo dheerayn leh.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid meel fadhida ag fariisasho.
(f.g) Cid qaraabo ka dhigasho.
(f.mg) Ka x.: cid dhib ka furasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Aroosidda nin ooridii ka dhima tay walaasheed arooso. ld xiskiisan.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (xis.) Wadar xigsineedka fansaar ee dhawr doorsoome, f(x1, x2, x3,...) waa fansaarka ku siinaya wadarta tibxaha (df/dx2) dxi taas oo i ay u dhexayso 1 ilaa n.
m.dh
Wadaag:
Subaxnimada qaybyteeda hore; barqo.
(-imo, m.l) Neef geel ah oo la maalay inta candhadiisa caano uga soo dha cayaan. ld xigsin1.
m.dh
Wadaag:
In yar oo hoore ah.
Neef dhawaan la maalay caano yar oo candhadiisa ku soo dhaca.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale u dhowaansho.
Xiriir qaraabanimo yeelasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: