Qeexid
(f.g) Cid meel fadhida ag fariisasho.
Qeexid Kale
(f.mg) Ka x.: cid dhib ka furasho.
Qeexid Xigta
(f.g) Cid qaraabo ka dhigasho.
[-saday, -satay]
f.g(f.g) Cid meel fadhida ag fariisasho.
(f.mg) Ka x.: cid dhib ka furasho.
(f.g) Cid qaraabo ka dhigasho.
Fal / verb
Gudbe / transitive
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Wax meel ku sugan wax kale ag dhigid. ld xiji.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) ld xiskin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld xiskin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: In yar oo hoore ah.
Qeexid Xigta: Neef dhawaan la maalay caano yar oo candhadiisa ku soo dhaca.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax, wax kale u dhowaansho.
Qeexid Xigta: Xiriir qaraabanimo yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xaskul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xigsii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld xiskimi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Neef dhowaan la maalay mar kale maalid.
Qeexid Xigta: Hadal, maanso iwm oo horay loo sheegay tixraacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Geestaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xigso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld xiskimin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld xiskimid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid Xigta: Xawaare celceliska babuurku waa (x2-x1)/(t2-t1) oo loo qori karo Dx/Dt, taas oo x ay u tagan tahay isbeddelka x ee waqtiga t.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xig3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Aroosidda nin ooridii ka dhima tay walaasheed arooso. ld xiskiisan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax la jeclaan jiray, kolka danbe oo la helo, rabitinka la iska dareemo ama loo qaado ama lagula dhaco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: xiiso elektaroon m.l (-ooyin ..., m.l) (fiis.) Summadda A ayaa lagu asteeyaa. Tamarta baxda marka atam, molikuyuul ama koox ku sugan weji neefeed ay hesho elektaroon si ay u noqoto ayoon taban. Waxa markaas ay noqonaysaa tamarta: A+ e--> A- . Qiimaha togan ee A (halbeeggeedu waa elektaroon foolt) wuxuu tilmaan u yahay in kul la bi xiyey.
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Labo qof oo wax isku haysta midkood u hiillin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Si degdegsiinyo leh, wax horay u tegey u tiigsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]