Qeexid

"ld xigaal."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xigto oo kali ah:
  • Ogaanshaha siyaabaha kala geddisan iyo adeegsiga qaababka kala duwan ee wax loo xigto (amma la isu xigto) waa salka ay waxbaarista habbooni ka bilaabato.
  • Qaar ka mid ah madaxda hay'adahaas oo diiday in magacyadooda la xigto ayaa u sheegay saxaafadda in cabsi soo wajahday ammaankooda, balse ay dib ugu laaban doonaan haddii ay dhammaadaan xiisadaha taagan.