Qeexid
"Dheefshiidka intiisa yaryar oo ay ku dhammaato calooshu iyo qabsiinnada u dhexeeya."
"Dheefshiidka intiisa yaryar oo ay ku dhammaato calooshu iyo qabsiinnada u dhexeeya."
Wadaag:
Shinbir xidinxiitada u eg, kana weyn.
Xidinxiitada keeda lab.
m.l
Wadaag:
Dhuunta cunnadu marto, inteeda u dhexaysa caloosha iyo afka saxaradu ka baxdo.
Cunnammareenka intiisa yaryar oo caloosha (godanta) iyo qab sinnada u dhexaysa.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Qaybta ka midka mindhicirka weyn ee lafdhabarleyda ee u dhexaysa siikamka iyo malawadka. Shaqada ugu weyn ee uu qabtaana waxa weeye ka soo nuugista macaadinta iyo biyaha hadhaaga cuntada aan la dheefshiidin ee soo dhaafta mindhicirka yar, taas oo marka dambe noqo ta saxarro.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (daaw.) Boog ku taal qayb ka mid ah xiidmaha (duodenum) waxaana keena asidhka caloosha. Waxaana u badan dadka noocooda dhiigga uu yahay kooxda “O”. Astaamaha: xanuun uurkujirtada marka calooshu marantahay; matagna waa jiri karaa.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Xaalad bukaansho oo lagu yaqaan iskuroorid kedis ah ee dhuumaha neefta taaso keenta dhibaato neefsasho.
m.dh
Wadaag:
Timo madax ama gar ka jarasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Xiisad.
Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (guubali) leh.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xargo dhowr ah isku soohid.
(f.mg) U x.: wax u hiloobid.
f.g
-say, -stay
Wadaag:
Wax la jeclaan jiray, kolka danbe oo la helo, rabitinka la iska dareemo ama loo qaado ama lagula dhaco.
m.l
Wadaag:
xiiso elektaroon m.l (-ooyin ..., m.l) (fiis.) Summadda A ayaa lagu asteeyaa. Tamarta baxda marka atam, molikuyuul ama koox ku sugan weji neefeed ay hesho elektaroon si ay u noqoto ayoon taban. Waxa markaas ay noqonaysaa tamarta: A+ e--> A- . Qiimaha togan ee A (halbeeggeedu waa elektaroon foolt) wuxuu tilmaan u yahay in kul la bi xiyey.
Wadaag:
Dhawr wax oo isku nooc ah oo isku xiran.
Dhul daaqsi meed muddo go'an laga xayiro daaqidda xoolaha si loogu aayo goor dambe.
m.dh
Wadaag:
Nafley orod ku daalin, nafley xuurtaysiin. ld xiiqi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: