Qeexid
"Xiiq qabsasho; xuurtoodid."
[-qay, -qday]
xiiq3 ay
xiiq3 day
f.mg1"Xiiq qabsasho; xuurtoodid."
Wadaag:
Neef xoog leh oo nafleyda qabata kolka in badan la ordo; xuurto.
Xiiqdheer; kix.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Xaalad bukaansho oo lagu yaqaan iskuroorid kedis ah ee dhuumaha neefta taaso keenta dhibaato neefsasho.
m.dh
Wadaag:
Shinbir xidinxiitada u eg, kana weyn.
Xidinxiitada keeda lab.
m.l
Wadaag:
Wax xiin ka keenid.
Wax aad u ordisiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Badar cajiimid.
Dhuxul budlin si khad looga dhigo.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Nafley orod ku daalin, nafley xuurtaysiin. ld xiiqi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Timo madax ama gar ka jarasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Xiisad.
Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (guubali) leh.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xargo dhowr ah isku soohid.
(f.mg) U x.: wax u hiloobid.
f.g
-say, -stay
Wadaag:
Wax la jeclaan jiray, kolka danbe oo la helo, rabitinka la iska dareemo ama loo qaado ama lagula dhaco.
m.l
Wadaag:
xiiso elektaroon m.l (-ooyin ..., m.l) (fiis.) Summadda A ayaa lagu asteeyaa. Tamarta baxda marka atam, molikuyuul ama koox ku sugan weji neefeed ay hesho elektaroon si ay u noqoto ayoon taban. Waxa markaas ay noqonaysaa tamarta: A+ e--> A- . Qiimaha togan ee A (halbeeggeedu waa elektaroon foolt) wuxuu tilmaan u yahay in kul la bi xiyey.
Wadaag: