Qeexid
"Cudur qufac badan leh oo carruurta ku dhaca. ld kix."
"Cudur qufac badan leh oo carruurta ku dhaca. ld kix."
Wadaag:
(daaw.) Cudur la isqaadsiiyo ee muddo gaaban, inta badanku dhaca caruurta oo uu keeno caabuq (mucosa) xuubka malaaska ee cunaha baktiiriyumka loo yaqaan “bordatella pertussis”. Kalhuu riska oo ah 1-2 toddobaad ka dib waxa bilowda xaako, qandho fudud, qufac iyo cunno xumo. Qufacu wuxu noqdaa mid soo noqnoqda soona kordha: qofacyo gaagaaban oo isku xigxiga waxa raacaya neef jeed khasab ah taas oo sameyneysa codkii kixda. Waxa sida badan dhacda dhiigbax sanka iyo afka ka yimaada iyo matag qufaca xiriirka ah ka yimaada.
m.dh
Wadaag:
Neef xoog leh oo nafleyda qabata kolka in badan la ordo; xuurto.
Xiiqdheer; kix.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Xaalad bukaansho oo lagu yaqaan iskuroorid kedis ah ee dhuumaha neefta taaso keenta dhibaato neefsasho.
m.dh
Wadaag:
Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo.
Jago; derejo.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Sharci; dastuur.
Xarig kor looga xiro aqalka miyiga si aan dabayshu u qaadin.
m.l
Wadaag: