Qeexid
"Nooc caws oo qodaxa leh."
"Nooc caws oo qodaxa leh."
Wadaag:
Shinbir yar oo af guduudan iyo lugo aad u dhuudhuuban leh.
X. ah: qof aad caato u ah. ld xiidxiito, xiito.
m.dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof had iyo jeer xujo keena. ld xujaale.
m.l
Wadaag: