Qeexid
Wax xijaab ka dhigasho.
Qeexid Xigta
Qof muslim ah dhimasho.
[-btay, -batay]
f.mg3Wax xijaab ka dhigasho.
Qof muslim ah dhimasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Wax wax celiya ama isku gudba ama qariya; daah; ilixir.
Qeexid Xigta: Qardhaas; xirsi; makaraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax qarin.
Qeexid Xigta: Wax dhibaato ka celin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xiijaab2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax la xijaabay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (dii.) Aqbalidda duco Ilaah loo jeediyo oo uu aqbalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xijaaban. ld xijaabnaan- sho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xijaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld jitaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax tirsasho. ld xisaabso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo.
Qeexid Xigta: Alaab aan qiimo lahayn. ld jaabajaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qoryo qallalan oo shidaal gala.
Qeexid Xigta: Qoryo qallalan, jilicsan oo xorshosh ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld xijaabnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Lakab qira yar oo fuula hooreyaasha, badanaa dabayshu xarfiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: ld xiniinyataabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Qoryo yaryar oo laysu soo uruuriyey.
Qeexid Xigta: Xoolo iyo dad tiro iyo tayaba liita.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dareen naxariis, rabitaan iyoxurmayn leh oo qof qof kale u hayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ku x.: wax, wax kale u dhoweyn ama raacin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhirta xabagta udgoon dhasha oo moxorka iyo yagcartu ka mid yihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]