Qeexid
"Cid xikaayo u jeedin."
[-yeeyay, -yaysay]
xikaaye eeyay
xikaaye aysay
f.mg2"Cid xikaayo u jeedin."
Wadaag:
Halxiraale gaar ah oo dhallin yarada ragga iyo dumarku isu jeedin jireen waayadii hore marka ay haasaawayaan.
m.dh
Wadaag:
Cid si kaftan ku jiro wax uga sheegid.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Ilmo si uu u seexdo ruxid.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag: