[-ooday, -ootay]
xikaayo oday
xikaayo otay
"Xikaayo sheegid."
Wadaag:
eeg xikaayoo.
m.f.l
Halxiraale gaar ah oo dhallin yarada ragga iyo dumarku isu jeedin jireen waayadii hore marka ay haasaawayaan.
m.dh
Cid xikaayo u jeedin.
f.mg2
-yeeyay, -yaysay
eeg xikaayee.
m.f.dh
Xifaalo; xin.