Qeexid
"Xilaha la qabo oo si sharci ah loo sii daayo, loo furo; dalaaq."
Qeexid Xigta
Dhaar lagu dhaarto in xilaha la furayo.
"Xilaha la qabo oo si sharci ah loo sii daayo, loo furo; dalaaq."
Dhaar lagu dhaarto in xilaha la furayo.
Wadaag:
Cid in ay xilaheeda ku dhaarato gayeysiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Wiil gaaray da'dii qaangaarnimada.
Nin waxtar aan lahayn oo nacas ah. ld xila-irmaanis.
m.l
Wadaag: