Qeexid
"Cid in ay xilaheeda ku dhaarato gayeysiin."
[-iiyay, -iisay]
xilafursi iyay
xilafursi isay
f.g2"Cid in ay xilaheeda ku dhaarato gayeysiin."
Wadaag:
Xilaha la qabo oo si sharci ah loo sii daayo, loo furo; dalaaq.
Dhaar lagu dhaarto in xilaha la furayo.
m.l
Wadaag:
Wax ur leh cid sanka u saarid.
U ursii: nafley wax nacsiin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Wiil gaaray da'dii qaangaarnimada.
Nin waxtar aan lahayn oo nacas ah. ld xila-irmaanis.
m.l
Wadaag: