Qeexid
(-bayaal, m.l/dh) Nin ooridiisa u daran.
(-bayaal, m.l/dh) Nin ooridiisa u daran.
magac / noun
Lab / masculine
m.f.dh
Qeexid: eeg xilo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xilaha la qabo oo si sharci ah loo sii daayo, loo furo; dalaaq.
Qeexid Xigta: Dhaar lagu dhaarto in xilaha la furayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xilo ku dhaarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Cid mas'uul saarid.
Qeexid Xigta: Cid ceebayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xishood; sheex; sarriig.
Qeexid Xigta: Wax ama hawl la isu dhiibay ama la is faray ama la qabanayo, wixii ceebaal ah, ama naftii sharaf lihi ka xishooto, oo ka imaan kara haddii la hargado ama lagu gaboodfalo.
Qeexid Kale: Ceebal; fadeexo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xilafur2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid in ay xilaheeda ku dhaarato gayeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xilafursii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld xila-irmaaniye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wiil gaaray da'dii qaangaarnimada.
Qeexid Xigta: Nin waxtar aan lahayn oo nacas ah. ld xila-irmaanis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]