Qeexid

"Xubin gole shacbi ka tirsan."

Qeexid Xigta

Qof xil qaadi kara.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xildhibaan oo kali ah:
  • Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa si weyn looga xusay munaasabadan iyadoo ay ka soo qeybgalen maamulka gobolka, wasiiro, xildhibaano iyo mas'uuliyiin kale.
  • Shariif ayaa isaguna maanta ka dhoofay Muqdisho, isagoo wata xubno isugu jira wasiiro iyo xildhibaano baarlamaanka ka tirsan, waxaana lagu wadaa inay kula kulmaan madax ka socda beesha caalamka, si ay ugala hadlaan magacaabida ra’iisul wasaaraha cusub.