Qeexid

"Qof xilka garan og; xildhibaan."

Qeexid Xigta

Neef irmaan oo madi ah, oo lagu xilbaxo.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xilkas oo kali ah:
  • Balse Ilaah baa Soomaali u maqan haddii aan ka sugeyno intaa Xilkasxumada taal Xamarta.
  • Gudoonka deeqdaas ka dib isu duwaha caafimaadka ee gobolka Saaxil ayaa ururkaas uga mahad celiyay sida xilkasnimada leh ee ay caawimada u soo gaadhsiiyeen cusbitaalkaas.