Qeexid

"Waqti; goor; ammin."

Qeexid Xigta

Nur.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xilli oo kali ah:
  • Markabkan oo laga leeyahay dalka South Korea ayaa waxaa maalmo ka hor weerar ku qaaday kooxo burcadbadeed Soomaaliyeed ah xilli uu marayay Badweynta Hindiya, iyadoo ay difaaceen ciidamo la socday markab nooca dagaalka ah oo laga leeyahay South Korea.
  • Dagaaladan ayaa dhacaya xilli ay socdaan wadahadalo hoose oo u dhexeya madaxda Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab duleedka magaalada Muqdisho.