Qeexid

"Haweenka la qabo; oori; afo; maranti; naag."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xilo oo kali ah:
  • Hees kale ayaa iyana waxa midhaheeda ka mid ahaa, “Hooyooy guurkii waa la gaasirayeey, hooyooy gabdhihii waa la gelelefayeey, hooyooy xilo-gube looma gogol-dhigo’eey”.
  • Waayo maalmo xeel lagaga qaaday wuu ka gubtay maalmo dad xilo ku lihi ka qaadeenna wuu ka gam'i waayay.