Qeexid
"U x.: wax dan moodid; wax u iilasho, wax u eexasho."
[-ishay, -ilatay]
xilo2 shay
xilo2 latay
f.mg3"U x.: wax dan moodid; wax u iilasho, wax u eexasho."
Wadaag:
Naag xodxodasho.
Qof cayr ah kaalmo ka doonid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid mas'uul saarid.
Cid ceebayn.
f.g2
-ilay, -ishay
Wadaag:
Xishood; sheex; sarriig.
Wax ama hawl la isu dhiibay ama la is faray ama la qabanayo, wixii ceebaal ah, ama naftii sharaf lihi ka xishooto, oo ka imaan kara haddii la hargado ama lagu gaboodfalo.
Ceebal; fadeexo.
m.l
Wadaag:
(f.g) Weel afkiisa xarig ku dhuujisasho si aan wax uga daadan.
(f.mg) Ku h.: gaadiid xamuul culus saarasho.
f.g
-ishay, -ilatay
Wadaag:
Nagaar la beero, oo iniino yaryar, oo dhirta dawada ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Saf wareegsan oo dad taag ah ama fadhiya oo digrinaya; xilqad.
m.dh
Wadaag:
Neef dhowaan la maalay mar kale maalid.
Hadal, maanso iwm oo horay loo sheegay tixraacid.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Wax cabbirasho; miisaamid.
Ciyaar turub bilaabasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
Qof xilka garan og; xildhibaan.
Neef irmaan oo madi ah, oo lagu xilbaxo.
m.l.kh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (c.fal.) Xilliyo sannadeed oo lagu garto xaalado gaar ahaaneed ee cimilo, inta badanna ay keento janjeedhka udub dhexaadka dhulka e tub qorraxeedka iyo meereysiga dhulka ee qorraxda. Loolalka dhexe, afar xilli, oo midkiiba saddex bilood yahay, waxa guud ahaan lagu gartaa: kubbad-badhka woqooyi. Gugu waa maarso, abril iyo maajo; xagaagu waa juun, luulyo iyo agoosto; dayrta waa sebtembar, oktoobar iyo noofembar; jiilaalkuna waa diisembar, ja naayo iyo febraayo. Kubbad-badhka koon fureedna xilliyaddu waa lidka kuwan, gugu waa sebtembar, oktoobar iyo noofembar, iwm. Xilliyada xiddigis ahaan waxaa loo tix geliyaa taariikho gaar ahaaneed.
m.l
Wadaag: