Qeexid
"eeg xiloodi."
"eeg xiloodi."
Wadaag:
Naag xodxodasho.
Qof cayr ah kaalmo ka doonid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
U x.: wax dan moodid; wax u iilasho, wax u eexasho.
f.mg3
-ishay, -ilatay
Wadaag:
Geed nagaar dhulka ku faalala oo leh laamo dhudhuuban, caleemo yaryar iyo buruq biyo badan oo la cuno.
m.l
Wadaag:
Colaad yar oo masayr iyo xaasidnimo leh oo dad qaraaba ahi isu qabaan.
(-man, m.l) Biyafariisin yaroo xareed ah.
m.l
Wadaag: