Qeexid

"ld xilqaamid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xilqaan oo kali ah:
  • Dadkan waa dadkii horay u jabsaday Safaaradda, wax walibana hoos ayaa laga soo billaabaa, haddii caawinaad la waayo waa in Soomaali ahaan aan isku xilqaano oo intii ay awoodu ina gaarsiiso aan sameyno.
  • Ma jirto cid isku xilqaantay inay wax u qabtaan caruurtaan dhibaataysan hase ahaatee masaajida qaarkood ayaa xiliyada qaarkood u sameeya sanduuq kaalmo oo lagu caawiyo iyo dadyow kale oo Sooomaaliya.