Qeexid
"ld xilqaamid."
"ld xilqaamid."
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Is x.: is adeejin, wax isu dirid, xil isa saarid.
f.g1
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah.
Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.
(-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.
m.l.u
Wadaag:
Saf wareegsan oo dad taag ah ama fadhiya oo digrinaya; xilqad.
m.dh
Wadaag:
Qof mas'uul ah oo aan ku dhiirran karin naftiisa inuu ka fekero.
m.l.kh
Wadaag:
Dhuunta cunnadu marto, inteeda u dhexaysa caloosha iyo afka saxaradu ka baxdo.
Cunnammareenka intiisa yaryar oo caloosha (godanta) iyo qab sinnada u dhexaysa.
m.l
Wadaag: