Qeexid
"(-aamay, -aantay; -aami) Is x.: is adeejin, wax isu dirid, xil isa saarid."
"(-aamay, -aantay; -aami) Is x.: is adeejin, wax isu dirid, xil isa saarid."
Wadaag:
Saf wareegsan oo dad taag ah ama fadhiya oo digrinaya; xilqad.
m.dh
Wadaag:
Qof mas'uul ah oo aan ku dhiirran karin naftiisa inuu ka fekero.
m.l.kh
Wadaag:
(c.nafl.) Qaybta ka midka mindhicirka weyn ee lafdhabarleyda ee u dhexaysa siikamka iyo malawadka. Shaqada ugu weyn ee uu qabtaana waxa weeye ka soo nuugista macaadinta iyo biyaha hadhaaga cuntada aan la dheefshiidin ee soo dhaafta mindhicirka yar, taas oo marka dambe noqo ta saxarro.
m.l
Wadaag:
Wax wax dhima ama waxyeello leh ama la qoonsado.
wax xun ahaansho ama noqosho.
m.dh
Wadaag: