Qeexid
"ld xiltirid."
"ld xiltirid."
Wadaag:
Qof hawl cid laga sugaayey fulinteeda isu xilsaarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin.
Cilaaqaad ka dhexeeya laba qof ama ka badan.
Urur lammaaneyaal horsan, ama isku xir ka dhexeeya kutirsaneyaasha urur ama ururro.
m.l
Wadaag:
Xilaha la qabo oo si sharci ah loo sii daayo, loo furo; dalaaq.
Dhaar lagu dhaarto in xilaha la furayo.
m.l
Wadaag:
Cid mas'uul saarid.
Cid ceebayn.
f.g2
-ilay, -ishay
Wadaag:
Xishood; sheex; sarriig.
Wax ama hawl la isu dhiibay ama la is faray ama la qabanayo, wixii ceebaal ah, ama naftii sharaf lihi ka xishooto, oo ka imaan kara haddii la hargado ama lagu gaboodfalo.
Ceebal; fadeexo.
m.l
Wadaag: