Qeexid
"Qof hawl cid laga sugaayey fulinteeda isu xilsaarid."
[-ray, -rtay]
xiltir2 ay
xiltir2 tay
f.g1"Qof hawl cid laga sugaayey fulinteeda isu xilsaarid."
Wadaag:
Wax xarig iwm ku qabasho, ku guntid.
Cid xabsi gelin.
Albaab qataarid. 4. Hawl meel ka socotay joojin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Si ay wax u badbaadaan quraan akhriyid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cid mas'uul saarid.
Cid ceebayn.
f.g2
-ilay, -ishay
Wadaag:
Xishood; sheex; sarriig.
Wax ama hawl la isu dhiibay ama la is faray ama la qabanayo, wixii ceebaal ah, ama naftii sharaf lihi ka xishooto, oo ka imaan kara haddii la hargado ama lagu gaboodfalo.
Ceebal; fadeexo.
m.l
Wadaag: