Qeexid

"La kala wareegidda laba qof maamul la kala wareegaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xilwareejin oo kali ah:
  • Waxa la filayaa in maalmaha soo socda ay magaalada Hargeysa ka dhacdo xaflada xilwareejinta.
  • Waxa la filayaa in maalmaha soo socda ay magaalada Hargeysa ka dhacdo xaflada xilwareejinta.