Qeexid
Ceeb weyn; bayuur.
Ceeb weyn; bayuur.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Xishood; sheex; xil ka bax.
Qeexid Xigta: ld yaxyaxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Qof ceeb weyn dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xilbixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Waajib qof saarraa si fiican u gudasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Cid mas'uul saarid.
Qeexid Xigta: Cid ceebayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xishood; sheex; sarriig.
Qeexid Xigta: Wax ama hawl la isu dhiibay ama la is faray ama la qabanayo, wixii ceebaal ah, ama naftii sharaf lihi ka xishooto, oo ka imaan kara haddii la hargado ama lagu gaboodfalo.
Qeexid Kale: Ceebal; fadeexo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]