Qeexid
(-riin, m.dh) Dameer.
(-riin, m.dh) Dameer.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Xifaalo; xin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: Cid si kaftan ku jiro wax uga sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ximaayee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ciid dhexdeeda wax ka raadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Macdan cawlan, jilicsan, oo lacagta iyo alaabooyin kale laga sameeyo.
Qeexid Xigta: Daxalka biraha dushooda ku samaysan.
Qeexid Kale: Biyo muddo fadhiyey wasakhda ka dhalata. 4. Caws jilicsan oo xooluhu daaqaan raradana laga sameeyo. 5. Midab, guduud madow yari ku jiro ah oo lo'du yeelato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Saxaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xaar dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Si xin ku jiro cid ula dhaqmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Lakaybo isdul saar saaran.
Qeexid Xigta: Afarta meesi ee xoolaha midkood.
Qeexid Kale: Degaan geedo iyo ciid isku mid ah leh. 4. Dhawr warqadood oo turub ah oo hal mar la isku qaato ama la wada bixiyo. 5. Maal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax xaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xiirrimaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Bayd faal oo manjaha tan ka sarraysa iyo madaxa ka ah min labo, madaxa tan ka hoosaysana hal. ld cimre.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xiddig weyn oo u dhexeeya dirirka iyo haltoddobaaddada.
Qeexid Xigta: Roobabka dayrta ugu horreeya mid ka mid ah.
Qeexid Kale: Xilli ka mid ah xilliyada dayrta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg ximi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]