Qeexid

"Xiddig weyn oo u dhexeeya dirirka iyo haltoddobaaddada."

Qeexid Kale

Xilli ka mid ah xilliyada dayrta.

Qeexid Xigta

Roobabka dayrta ugu horreeya mid ka mid ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag: