Qeexid

"Is necbaan yar oo dad ka dhexeysa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xinif oo kali ah:
  • Dadka indha indheeyaya siyaasadaha murugsan ee Somalia ayaa ku sifeeyey qabsashada Gaalkacyo ee kooxda Koonfureed mid ay keentay cannaad iyo xiniftan ka dhaxeeya beesha dagta Waqoyiga iyo Galbeedka magaaladaas.