Qeexid

"Nin ama neef lab ah oo hal xiniin leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xiniin oo kali ah:
  • Bal adba qiyaas intuu nin xiniinyo lihi wadanka joogo ugamay suurto gasheen kaasoo kale.
  • Ma ta ragga haragga laga siibayo ee xiniinyahooda lagu dheelayo, mise ta gabdhaha yaryar marka laga dhergo daaqadda laga tuurayo?