Qeexid

"(-yo, m.dh) (daaw.) Halaamacoodka xiniinyaha wuxuu keena xanuun, casaan iyo barar maqaarka xiniin yaha waxaana wehelin kara halaamacoodka dhuumaha shahwada."

Wadaag: