Qeexid
"(-nyo, m.l) Labada qanjir, oo ugaxda qaabkeeda leh, oo qooraha ku jira, oo biyaha laboodka sameeya, middood; raayaha middood."
"(-nyo, m.l) Labada qanjir, oo ugaxda qaabkeeda leh, oo qooraha ku jira, oo biyaha laboodka sameeya, middood; raayaha middood."
Wadaag:
(-nyo, m.l) (c.nafl.) Labada kuus kuus ee xubin nimeedka ah oo sameeya shahwada, soona saara hormoonka ragga (androojin) oo ku xiran hormoonno kale (goonadotrofiinis) oo laga soo daayo qanjir dhiiqa bitwitariga.
m.dh
Wadaag:
Nin aan dumarka u galmoon karin noqosho. ld caniin2, cinniin2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Wax ordaya xoog uga dhicid.
Wax meeshii ay joogeen ama ku dhegganaayeen xoog uga soo go'id ama uga soo ganmid.
Xoolo gaar u cararid. 2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(-yo, m.dh) (daaw.) Halaamacoodka xiniinyaha wuxuu keena xanuun, casaan iyo barar maqaarka xiniin yaha waxaana wehelin kara halaamacoodka dhuumaha shahwada.
m.l
Wadaag:
Qof la raba in laga salgaaro xummaantiisa, gardarro bareer ah ku samayn. ld xiniintaabo.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Cuncun haraggu dareemo oo oogadu aad u kahato oo waxyaalo kala gaar ah laga qaado (sida: dhirta qaarkeed, habaaska, cunnada, iwm); cadanyo; caaro. ld xajiimo.
m.dh
Wadaag:
Colaad yar oo masayr iyo xaasidnimo leh oo dad qaraaba ahi isu qabaan.
(-man, m.l) Biyafariisin yaroo xareed ah.
m.l
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Hal irmaan oo la maalay waqtigii ay mar kale godlan kari lahayd gaarid. ld xigsin2.
f.mg1
Wadaag:
Ilko si xoog leh wax ugu qabasho.
Cayayaan nafley dhiig ka jaqid.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Qoyaan yar meel ka dindimid. ld dhashiin2.
f.mg1
-iimay, -iintay
Wadaag: