Qeexid

"(-nyo, m.l) (c.nafl.) Labada kuus kuus ee xubin nimeedka ah oo sameeya shahwada, soona saara hormoonka ragga (androojin) oo ku xiran hormoonno kale (goonadotrofiinis) oo laga soo daayo qanjir dhiiqa bitwitariga."

Wadaag: